U bood dhigaalka

Kalfadhiga Labaad Baarlamaanka Labadiisa Gole oo Lasoo Xiray

Sheeko:Dalka

Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xiray Kalfadhiga labaad ee labada gole  ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, waxaana golayaasha  intii uu socday fahigaan lagu ansixiyay dhowr hindise sharciyeed, kuwaas kasoo gudbay golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, oo gaarayo ilaa 12 sharci oo mid kamid aan la ansixin.

Sharciyadaan waxaa inta badan soo wada ansixiyay  labada Aqalka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kaasoo loo gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo saxiixay  Sharciyo uu kamid yahay  Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA.

May be an image of text

Goobjoog News