1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer-Ilaaliyaha Guud oo Tabar Aqoon Kororsi ah Ka Furmay Muqdisho Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa tababar u furay xubno ka kala socda Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaa Hogaanka Baarista…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda oo Soo Saartay Xeer Lacago Looga Qaadaayo Maxkamadaha iyo Qareennada Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaanka Hey’addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha iyo Khidmada Diiwangelinta Qareennada, kaas oo qeyb ka noqonaya canshuuraha wasaaradda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Maalgashiga Soomaaliya iyo Sudan oo Muqdisho Ka Furmay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Beena Beene ayaa maanta daahfuray madasha Maalgashiga Soomaaliya iyo Sudan oo muddo labo maalin ah ka socon doonta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Hey’adda iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland? Gudomiyaha hey’adda mareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray caasimadda Garoowe ee maamulka goboleedka Puntland. Wafdiga guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay madaxweyne ku xigeenka ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Taliyaaniga Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku-simaha Madaxweynaha dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto Vecchi.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Ku Bilowday Qaraxyo oo Lagu Qaaday Saldhig Ciidan oo Ku Yaalla Baardheere Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa weerar ku bilowday qarax ku qaaday Saldhig ciidanka doladda ay ku leeyiihiin duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waxaana kasoo baxaya warar kale duwan. Weerarka qaraxa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Madaale oo Gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Saudi Arabia halkaas oo uga bilaawday booqasha rasmi…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sharciyada Lagu Ansixiyay Kalfadhigii 2-aad Ee Golaha Shacabka Golaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa lasoo xiray Kalfadhigiisii labaad, waxaana intii lagu guda jiray lagu meel mariyay sharciyo dhowr ah, kuwaas oo kasoo kala gudbay wasaarado dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Cabrirkiisa Yahay 6.8 oo Ku Dhuftay Wadanka Ecuador Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 6.8 ayaa ku dhuftay xeebaha Koonfureed ee wadanka Ecuador ee dhaca Latin America, waxaana lasoo warinaa in ay jiraan khasaare dhimasho iyo burbur dhimayaal, sida mas’uuliyiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Ballaarinta Warfaafinta Labada Heer oo Ka Furmar Kismaayo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daud Aweis Jaamac iyo Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Seyid Aadan ayaa maanta wadajir u furay shirka wadatashiga ballaarinta idaacadaha…