1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska oo Faahfaahin Ka Bixiyay Howlgal Lagu Qabtay Ciyaal Weero Ciidanka Booliiska Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho oo howlgal ay ka sameeyeen qeybo kamid ah xaafada deegaankaas ayaa waxaa ay kusoo qabteen tiradii ugu badnayd oo ciyaal-weero ah, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Toogasho ah Fulisay Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa Saakay xukun Toogasho ah waxaa ay ku fulisay laba ruux, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay dil hore u geysteen. Labada ruux…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Tababar Usoo Xiray Ciidan Lagu Tababaray Uganda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub oo Mashaariic Hormarineed Ka Bilaabaya Galmudug Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa xarunta Midowga Yurub ee magaalada Muqdisho kula kulmay masuliyiin sare oo ka tirsan Midowga Yurub oo boqasho ku yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga Labaad Ee Golaha Shacabka oo Lasoo Xirayo Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, iyaga oo ka doodaya Ajamdayaal dhowr ah’ waxaana lasoo xiri…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Ka Hadlay Dagaalka Al-shabaab iyo Xaaladda Laascaanood Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Khubad ka jeediyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah sida dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Akhriso: War-murtiyeedka Shirweynaha Waxbarashada Qaranka Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Waxbarashada Qaranka, kaas oo muddo Shan maalin ah ka socday caasimadda dalka, shirkaan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta sare,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Xooggan oo Markale Ka Qarxay Magaalada Laascaanood Waxaa Saakay markale dagaal xoogga uu dib uga qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo u dhaxeeya ciidamada Milatariga Somaliland iyo xoogagga deegaanka, dagaalka ayaa yimid xilli Magaaladu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: War-Mur-tiyeed Laga Soo Saaray Shirka Madasha Watashiga Qaranka Magaalada Baydahabo ee xarunta KMG u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran, kaas oo u dhaxeeyay Madaxda Dowladda Federalka, Dowlad Goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Safiirka Dowladda China? Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa la kulmay Safiirka Dalka China u fadhiya dalkeena, kulanka ayaana ka dhacay Xarunta Safaaradda China ee Magaalada Moqdisho. Taliyaha ayaa Safaaradda…