1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Kulan La Qaatay Safiirka Sucuudiga Gudoomiyaha ha’yadda maaraynta musiibooyin Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle yo wafdigiisa ayaa la kulmay safiirka boqortooyada sacuudi carabiya Axmed bin Maxamed Al- muwaladi. Safiirka ayaa balan qaaday inay si dhaw ula…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Dhowrista Xogta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda ayaa maanta Meelmariyay Hindise Sharciyeedka Dhwrista Xogta, waxaana haa ugu codeeyay dhammaan sanataradii soo xaadiray kulanka. Golaha ayaa hore usoo meel mariyay sharciyo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Gaaray Magaalada Baydhabo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo oo katirsan labada gole ee Jubaland ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Ka Furmaya Baydhabo Magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo shirka Golaha Watashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda Dowladd Federalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorial galahad aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah kulan ku leh xaruntooda Magaalada Muqdusho, iyaga oo ka doodaya Ajandayaal dhowr ah. Ajandaha kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Baydhabo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ka kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Baydhabo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo oo Gaaray Baydhabo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, oo uu kaga qayb galayo shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Imaaraadka Kala Wareegtay Markab Gargaar ah Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Dekada Magaalada Muqdisho kala wareegay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi Markab sida Deeq gargaar ah.…