1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga La Dagaalanka Argigixisada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga la dagaalanka Argigixisada, kaas oo hore uga soo gudbay golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaiya. Golaha oo dood dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno: Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Baardheere Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerer loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lagu qaaday guriga Martida ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo lasoo warinayo inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ammaanka Baydhabo oo Siweyn Loo Adkeeyay iyo Wufuud Ku Wajahan Amaamka magaalada Baydhabo ayaa siweyn loo adkeeyay xilli ay tagayaan wufuud kale duwan, kuwaas oo hordhac u ah shirka wadatashiga qaran oo halkaas ka furmaya, ciidamada ammaanka ayaa lagu arkayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere Warar kale duwan ayaa waxaa laga helayaa weerar dagaalmayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen guriga Martida ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo lasoo warinayo inuu ka dhashay khasaare soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhakhaatiirta UK oo Shaqo-joojin Sameynaya Muddo Sedex Maalin ah Dhaqaatiir gudaha UK ayaa bilaabay shaqo joojin ay ku dalbanayaan mushaar kordhin, waxaana ay isugu soo baxeen wadooyin iyaga oo ku cabanaya doonista mushaar sare. UK ayaa dhaqaale xumi caga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorrada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, iyaga oo ka doodaya Ajandayaal dhowr ah. Kulanka golaha ayaa waxaa looga hadli doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Waqtiga u Kordhiyay Guddiga Dib u Eegista Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee kasoo talabixinta soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista Dastuurka KMG ah …
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar qaadan doona laba maalin uu maanta ku gaaray caasimadda dalka Eritrea ee Asmara halkaas oo uu si diiran ugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Muqdisho Ka Furay Shirweynaha Waxbarashada Dalka Shirweynaha waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaan furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda, iyadoo ay ka soo qeyb galayaan bahda waxbarashada dalka oo ay ugu horeeyaan wasiirrada wasaaradda waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddiga Dib u Eegista Dastuurka Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xubnaha guddiga madaxabannaan ee dib-u eegista dastuurka dalka, oo ka kooban 5 xubnood. Xubnahaan ayaa waxaa horay usoo ansixiyay…