1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Kursi Ka Bannaa Golaha Shacabka oo Baydhabo Ka Dhacday Guddiga doorashooyinka kuraasta bannan ee golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta doorashada mid kamid ah kuraasta ku qabtay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee dowlad…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Isgaarsiinta oo Amar Dul-dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa guddoomiyay Shir muhiim u ah shaqada wasaaradda oo looga hadlay arrimo la xiriira shaqada ay qabtaan Shirkadaha Isgaarsiinta dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khilaaf Ka Dhashay Diiwaangelinta Puntland Ee Gobolka Mudug Xilli dowlad goboleedka Puntland gobolka Mudug ay ka bilowday diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada qof iyo cod ayaa waxaa soo baxaya muran ku aadan deegaannada gobolka, kaas oo u dhaxeeya maamulka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Lagu Dhaawacay Saraakiil oo Ka Dhacay Degmada Deyniile Warar kale duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo loo adeegsaday Miinooyin oo Saakay lagu weeraray guriga taliyaha Nabad sugidda degmada Deyniile ee gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cali Waqooyi oo deganaa xaafadda Saban…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug oo Heshiis Dhexedhigay Beelo Ku Dagaalamay Galgaduud Dowlad goboleedka Galmudug ayaa heshiis Xabadjoojin ah kala dhexdhigay Beelo walaalo ah oo in muddo ah ku dagaalamayay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud, Beelahaan ayaa kasoo kala jeeda magaalooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Amniga Caasimadda Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, iyadoona uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Baarlamaanka Adduunka Wefdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa gaaray magaalada Manama ee Caasimadda Dalka Bahrain oo ay uga qayb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Wasaaradda Awqaafta Kala Hadalay Cabashooyinka Xajka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kormeer ku tegay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Maamulka Gobolka oo War Kasoo Saaray Imtixaanka Shahaadiga 2022-2023 Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa dhamaan maamulka iyo waalidiinta Dugsiyada in ay diyaariyaan, hubiyaan xogta imtixaan-galayaasha fasallada 8aad iyo 12aad, ee dugsiga dhaxe iyo Sare,…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Maxamud M. Culusow”Dib u Eegista Sharciga NISA Waa lama Huraan” Waxaa muddo dheer lagu baaqayay baabi’inta Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda -National Intelligence and Security Agency (NISA) oo horey loogu magacaabi jiray Hay’adda Adeegga Amniga (National Security Services – (NSS)), si…