1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka oo Ansixiyay Xubnaha Dib-u Eegista Dastuurka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta ansixiyay xubnaha guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo la socodka dastuurka, waxaana ogolaatay 143-Xildhibaan oo ah tirada koormaku uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Arrintan ayaa ka dhigan in muwaadin kasta ay waajib ku tahay qaadashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorrada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda magaalada Mudisho. Ajandaha kulanka maanta ayaa kala ah: 1. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada gobolaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Mudisho. Ajandaha kulanka ayaa kala ah: 1. Ka doodista…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Sucuudiga iyo Iran oo Heshiis Ka Gaaray Khilaaf Muddo Ka Dhextaagnaa Dowladaha Sucuudiga iyo Iran ayaa markale gaaray heshiis taariikhi ah, kaas oo lagu soo afjayo khilaafka labada dowladood ee ku aadanaa xaaladda gobolka iyo mandiqadda Bariga dhexe, heshiiskaan imaanaysa toddobo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Gobolka Gedo Qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo, kadib markii qarax lagu xiray hoyga guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee degadaas Nuux Xasan Daa’uud,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo shir ku saabsan arrimaha Deyn Cafinta uga furmay Nairobi Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo ay hormuud ka tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Banadir oo Ka Shiray Arrimaha Maareynta Dhulka Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guurre ayaa guddoomiyey kulan labo geesood ah oo dhex maray guddiga ku meel gaarka ah ee loo xilsaaray in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Swedish International Development Agency. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hey’adda Kulan kula qaatay Wafdi sare oo ka socday Hay’adda Iswidhishka ee horumarinta caalamiga ah (SIDA)…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Kulan Wacyigelin Bulsha ah Uga Qeybgalay Garasbaaley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Xarunta Deegaanka Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho kaga qeyb galay kulan isugu jiray Wacyigelin Bulsho, soo bandhigista wax-qabadka…