Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta la shiray Guddoomiyeyaasha iyo Garsooreyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir, waxaana ay ka wada-hadleen dar-dar-gelinta hawlaha shaqo…