2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Shuruud Hordhigay Wadahadalka Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa Wareysi uu siiyay Telefishinka Aljaziira qeybtiisa Carabiga waxaa uu kaga hadlay arrimo ay kamid …
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Taliyeyaasha Booliiska Labada Heer Uga Furmaya Kismaayo iyo Taliye Sulub oo Gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa inuu dhowaan ka furmo shir ay isugu imaanayaan golayaasha Booliiska Heer Federal iyo Heer Dowlad Goboleed, kaas oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Rugaha Ganagsiga Dowlad Goboleedyada oo Ka Horyimid Warqad Kasoo Baxday Guddoonka Rugta Ganacsiga Soomaaliya Rugaha ganacsiga dawlad goboleedyada ayaa sheegay in Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed waqtigeedii dhammaaday, sidaas darteed na aanay gaari karin wax go’aan ah.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya,Dr. Cilmi M. Nuur ayaa magaalada Doxa ee dalka Qatar kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Qatar, Ali bin Ahmed Al Kuwari. Shirka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Gobolka Shabeellaha Hoose Dagaal xooggan ayaa dhex maray ciidanka dowladda iyo Al-shabaab kadib markii kooxda Al-shabaab weerar ku soo qaadeen fadhiismo ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaanada Doonka, Mukayga, iyo Buundayereey oo dhaca shabeelaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bank Adduunka oo Soomaaliya ka Taageeraya Dib u Daabicidda Shilling Soomaaliga. Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamze Abdi Barre ayaa shir guddoomiyay kulankii koowaad ee ay yeeshaan guddiga Hagista Mashruuca Dib-U-Daabicista Shillin Somaaliga oo qeyb ka ah mashruuca Kalkaal oo uu taageero Bank…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Faahfaahin Ka Bixisay Dagaalka Dib Uga Qarxay Laascaanood Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaal saakay markale dib uga qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo dhexeeya ciidamada Milatariga Somaliland iyo xoogagga deegaanka ee SSC la magac…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Markale Dib Uga Qarxay Magaalada Laascaanood Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa Saakay waxaa markale ka qarxay dagaalka u dhaxeeya ciidamada Milatariga Somaliland iyo ku deegaanka ee la magac baxay xoogagga SSC, waxaana warar dheeraad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho’ gaar ahaan xaruntooda Villa Hargeysa. Ajandayaasha looga hadlaayo ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada qeyb-galayeen Madasha…