1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Munaasabad Lagu Shaacinayay Qiimeynta Manhajka Qaranka iyo Habraacyada Mashaariicda oo Muqdisho Lagu Qabtay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Munaasabad lagu shaacinayay daahfurka Diyaarinta Manhajka Qiimeynta Qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Shirka Hey’adaha Garsoorka oo Maalintii Labaad Ka Socda Magaalada Kismaayo Waxaa maalintii labaad galay shir ku saabsan hoggaaminta wax ku oolka ah hoggaanka sare ee bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya oo shalay si rasmi ah uga furmay magaalada Kismaayo.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sidee Ayuu u Dhacay Weerarkii Lagu Qaaday Trump iyo Xogtii Ugu Dambeysay? Weerarka waxaa fuliyay nin hubeysan oo rasaas kasoo furay banaanka goobta hadal jeedinta ka socotay xilli uu khudbad ka jeedinayay isu soo bax dadweyne oo qeyb ka ahaa ololaihiisa doorashada, gudaha gobolka Pennsylvania.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ninkii Rasaasta Ku Furay Donald Trump oo Laamaha Amnigu Aqoonsaday Sida ay ku sheegtay shakabadda Washington post, nin 20 jir oo lagu magcaabo Thomas Matthew ayaa ahaa shakhsigii rasaasta la eegtay madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump oo saacado ka hor lagu dhawaacay fagaare.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsato Soomaali ah oo Itoobiya lagu dilay iyo Faahfaahinno Dheeraad ah oo Kasoo Baxay Sida ay sheegeen Saraakiisha dowlad deegaanka Soomaalida, Labo nin oo ganacsato Soomaali ah ayaa lagu dilay deegaanka ee dalka Itoobiya, Ganacsatadaan ayaa ku sii jeeday magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore ee Mareykanka Trump oo Iskuday Dil Ka Badbaaday iyo Baaritaanno Socda Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa la rasaaseeyay xilli uu goob fagaare ah kula hadlayay boqolaal dasweyne ah oo taageeraal u ah asaga iyo xisbigiisa Jamhuuriyiga oo lagu tilamaamo nin aad u mayal adag.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa Diiradda Lagu Saaray Shirka Uga Furmay Muqdisho Wasaarada Shaqada ee Labada Heer? Waxaa magaalada Muqdisho shir uga furmay masuuliyiin ka kala socata Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed, Guddiyadda heer Qaran iyo heer Dowlad Goboleed ee Shaqaalaha Rayidka.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Muxuu Ku Saabsan Yahay Shirka Kismaayo Uga Furmay Laamaha Cadaaladda Dalka? Waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, ahna magaala madaxda ku meel gaarka ah ee dowladda Jubbaland ka socda shirweyne kulmiyay wasiirrada caddaaladda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Deegaan Hoostaga Buulo Burde Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan kooxda Alshabaab oo ku sugnaa deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, sida ay sheegtay warbaahinta.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Golaha Shacabka oo Maanta Yeeshay Kulankii Labaad ee Kalfadhiga 5-aad Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe waxaa ugu horeyn Xildhibaanada loo qeybiyay warbixinta.