2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Xamse oo Ku Baaqay in Laga Wada Shaqeeyo Amniga Caasimadda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta shacabka kula tukaday salaaddii Jimcada Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Isbitaalka ku Booqday Dhaawacyadii Shaqaaqadii Siinaay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa maanta Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ku booqday dhaawacyadii iyo Ehelada marxuumiintii ku geeriiyootay dhacdadii ka dhacday 27-kii /Februari/2023…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Gasahay Shir Looga Hadlayay Bandhig ku Saabsan Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Wasiiru-dowlaha Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Soomaaliya, Xildhibaan Axmed Diiriye, iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay shir weyne iyo bandhig ku saabsan Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada oo ka dhacay Magaalada Barcelona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti -Dhowraha Guud ee Qaranka oo kulan la Qaatay Wasiirka Maaliyadda Dhowraha cusub ee Qaranka Avv. Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur. Kulanka Hanti-dhowraha Guud iyo Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Madaxda Jubbalan Kala Hadlay Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaand kaasi oo lagaga arrinsaday bilaabista…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliiska oo Ka Shiray Amniga Caasimadda Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee hoggaamada iyo fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Kulan ka Yeeshay Dhibaateynta Mooto Bajaajleyda Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka SSoomaaliya , Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah oo looga hortagayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulamo La Qaatay Madaxweyne Axmed Madoobe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulamo ka wada magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland, waxaana wararku ay sheegayaan in madaxweynuhu uu kulan gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana si diirran ugu soo dhaweeyeen Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Amniga Muqdisho Taliayaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmad Firin ayaa guddoomiyay shir looga hadlayay amniga, shirka ayaa waxaa ku wehlinayay Taliye ku-xigeenka Cusman Cabdulaahi Maxamed (kanif) iyo saraakiisha qeybta Booliiska…