2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Tuulooyin Hoostaga Deegaanka Basra Tuulooyin hoostaga deegaanka Basra xilligaan dadka ku nool waxaa ay wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, taas oo ka dhalatay abaarta ku dhufutay guud guud ahaan dalka, haba ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada caasimadda ah Muqdisho, kulanka ayaa waxaa looga hadli doonaa dhowr ajende…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaal Awood u leh in uu Gaaro Mareykanka Ciidamada Kuuriyada Koonfureed iyo Mareykanka ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoolatus milateri ,taasi oo jawaab u ahayd gantaal ah nooca riddada dheer ee Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay, kaas oo …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Ka Dhacday Madaxtooyada uu Xilka kula Wareegay Hanti-dhowraha Cusub Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen Hanti-dhowrihii hore qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) iyo Hanti-dhoraha …
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xaaladda Caafimaad Madaxweynihii Hore ee Mareykanka oo Laga Walaacsan Yahay Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter, oo ah 98-jir ah ayaa laga walaacsan yahay kadib markii laga saaray isbitaalka, isla markaan lagu celiyay gurigiisa, halkaas oo uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlay Amniga oo ka Dhacay Degmada Xarardheere Ee Gobolka Mudug Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug waxaa ka dhacay kulan looga hadlaayay amniga degmada, kaas oo ay kasoo qeybgaleen saraakiil kale duwan oo ka tirsan xoogga dalka, kulanka ayaa waxaa diiradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya ku Jirta Dadaallo ay Qeyb uga Qaadaneyso Gurmadka Dadka uu Dhibaateeyay Dhulgariirka ka Dhacay Turkey. Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday olale ay lacag uga aruurineyso dadweynaha si ay qeyb uga noqdaan gurmadka uu caalamku la gaarayo dadka uu wacyeeleeyay dhulgariirk ka dhacay qeybo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar ka Tirsan Dowladda oo Laba Qof Ku Dishay Muqdisho Askar ka tirsan ciidanka dowladda ayaa maanta laba wiil ku dishay magaalada caasimadda ah ee Mudisho, dadka la dilay ayaa la sheegay in mid kamid ah uu ahaa darawal ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhiggiisa William Ruto? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto, xilli ay ku sugan yihiin dalka Itoobiya halkaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Lagu Ansixyay Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorrada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federlka Soomaaliya ayaa maanta ku kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaa uu guddoomiyay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) oo…