1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Askari ka Tirsan Dowladda Maxkamadda darajaa koowaad ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday Cabdi Casiis Xuseen Nuur Musral oo lagu soo eedeeyay inuu la shaqeeyay dagaalamayaasha Al-shabaab, xilli uu ka tirsanaa xoogga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya oo ololaha ku biirista EAC ka Dhex wada Shirka Midowga Africa. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gooni gooni ah la leh qaar ka mid ah madax dowladaha Afrika oo kulansan shir madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika ee ka socda…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Israa’iil oo Duqeyn ay Dad ku Dhinteen ka Geystay Gudaha Suuriya Dowladda Suuriya ayaa Israaiil ku eedeysay in ay ka dambaysay weerar gantaalo ah oo lagu garaacay magaalada Dimishiq ee caasimadda dalkaasi, waxaana jira khasaare ka dhashay weerarkaas oo soo gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Soomaaliya oo Toogasho ku Dilay Nin Hubeysan Ciidanka booliska saldhigga degaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada muqdisho ayaa toogasho ku dilay Nin ay sheegeen in uu doonay inuu toogto askari ka tirsan booliiska deegaanka. Taliska booliiska gobolka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka oo Ruushku ku Eedeeyay inuu Galay Dambiyo Dagaal Maamulka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa kama dambeys caddeeyey in dalka Ruushku uu galay dambiyo ka dhan ah bani’aadaminimada intii lagu jiray duullaanka sanadka socday ee uu Ukraine ku qaaday,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaalka Laascaano oo Ku Dhow 20 Cisho iyo Dadkii Ka Barakacay oo Wajahaya Xaalad Adag Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa wali ka dhacaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka, iyadoo maalinba maalinta ka dambeysa ay sii kordheyso saameynta uu yeelanayo, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Kulamo Dooceedyo Itoobiya Kula Qaatay Madax Kale Duwan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir-madaxeedka midowga Afrika ayaa sidoo kale waxaa uu kulama dooceedyo la yeeshay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweynaha Ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta khudbad aad dhinacyo badan u taabanaysay waxaa uu ka jeediyay meertada 36-aad ee kulanka shirweynaha madaxda Afrika, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Lagu Ansixiyay Kulamadii Golayaasha Baarlamaanka Jamhuuriyadda? Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulamadoodii caadiga ahaa ayaa meelmariyay hindise-shaciyeedyo soo gaaray labada aqal, waxaana kulamadii maanta guddoomiyay guddoomiye ku-xigeenka labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Ka Tirsan Dowladda oo Ku Dagaalamaya Gudaha Magaalada Muqdisho Dagaal xoogan oo u dhaxeeya askar kawada tirsan dowladda ayaa waxaa uu ka socdaa isgoyska Siinaay, waxaana la sheegay in askarta dagaalamaysa ay yihiin kuwa ka tirsan NISA iyo kuwa…