2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Malaayiin Dollar Uga Qeyb Qaadanayso Gurmadka Turkiga Tan iyo markii bilowgii bishaan uu dhacay dhulgariirkii xooggaanaa ee ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Suuriya ayaa waxaa si dabajoog ah u soo baxayay gurmadka ay arrintaan ka sameynayaan wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Makamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah Ku Fulisay Askar Dishay Dad Shacab ah Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah waxaa ay ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi oo hore u dilay Abukar Maxamed Sheikh Nuuraani oo lagu dilay (Abirimo) iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulamada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federalka? Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya labadiisa gole ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay kulan ku leeyihin magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana ay ka wada hadli doonaan ajendayaal dhowr ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladaha Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo Ka Wadahadlay Maalgashiga Kalluunka Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aaden oo safar shaqo ku jooga dalka Talyaaniga ayaa shir layeeshay dhiggiisa dalkaas Mudane Francesco Lollobrigida…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr. Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika,…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Naadiga Ardayda Minxadda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation oo maanta si rasmi ah loo daah furay iyadoo munaasabada ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin sare. Munaasabad lagu daahfurayay naadigii ugu horeeyay oo ay yeelanayaan ardayda deeqada waxabarashada ay siisay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ay ka soo qeyb galeen wasiirka Wasaaradda waxabarashada xukuumada Soomaaliya Faarax…
5 daqiiqo Sheeko:War Gorfaynta Sheekada Boojin ee Sakariye Cismaan – Daraama Cajiib ah Waxaa dhowaan gacantayda soo galay Boojin oo ah noofal (novel) aan weli la soo bandhigin xilligan aan sadarradan qorayo. Boojin waa sheeko-faneed. Waa buug qaro weyn oo xagga xajmiga aan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Israsaaseyn ka dhalatay muran diiwaangelin doorasho oo ka dhacday Garowe Wararka naga soo gaarayo magaalada Garowe ee xarunta u ah maamulka Puntland, ayaa sheegaya in israsaseyn ay ka socoto qaar kamid ah goobaha loo qorsheyay in ay ka dhacdo isdiiwaangelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo kulan la qaatay Wasiirada wasaaradaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlada Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir. Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ugu horeeyo Gudoomiyaha hayadda Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Gudoomiye ku xigeenka Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa kulan la qaatay Wasiirada wasaaradaha gargaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo sheegtay in ay furayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya Kenya ayaa shaacisay in ay u fureyso xadkeeda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhaca Magaaloyinka Mandheera iyo Baladxaawo kadib mudda dheer oo uu xirnaa. Go’aankaan ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiirka…