1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Ciidanka Asluubta oo Faahfaahiyay Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Xabsiga Dhexe Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii xabsiga dhexe ee xamar, ayagoo toogtay dhammaan dablaydii gudaha ka dagaalamaysay oo ka tirsanaa Maxaabiista Sida uu warbaahinta u faahfaahiyay Afhayeenka Ciidanka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Ammaanka oo Soo Afjaray Weerarkii Xabsiga Dhexe Maxaa Khasaaraha Ka Dhashay? Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa soo afjaray weerar lagu qaaday xabsiga dhexe ee xamar, ayagoo toogtay dhammaan dablaydii gudaha ka dagaalamaysay oo ka tirsanaa Maxaabiista, waxaa iyana howlgalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 22 Qof in Ka Badan oo Ku Geeriyootay Dhisme Ku Dumay Naigeria 22 qof ayaa ku dhintay, kadib markii uu dumay dhismo laba dabaq ah oo ku yaalla gobolka Plateau ee bartamaha dalka Nigeria, waxaana dhismaha ku sugnaa ilaa 154 qof kolkii uu burburay sida ay sheegtay shabakadda Sky news.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka iyo Sharciyada Maanta Lagu Meelmarinayo? Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulanka 2-aad ee Kalfadhiga 5-aad, iyagoo ka doodaya dhismaha hay’adaha madaxa bannaan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinta Dagaal iyo Israsaaseyn Ka Dhacday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay qaar ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiga oo helay hub ay gudaha ka bilaabeen rasaas iyo Bambaanooyin sidaasna uu ku bilowday iska hor imaadka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Ganacsatada Soomaaliyeed oo Soo Dhoweysay Duulimaadyada Tooska ah ee Masar iyo Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa siweyn soo dhoweeyay duulimaadka tooska ah ee Soomaaliya ay ka bilowday diyaaradda Egypt Airweys, waxaana ay sheegeen in ay fudeynayso ganacsiyada ay dalkaas la wadaagaan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khatar Amni Intee la eg ayaa heysata Maraakiibta Isticmaasha Badda Cas? Ammanka shaqaalaha maraakiibta ganacsiga ayaa noqday walaac weyn iyada oo ay kordheen weerarrada rabshadaha ah ee ay geysanayaan kooxaha burcad-badeedda sida laga soo xigtay warbixintii ugu dambeysay.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Kulluunka Soomaaliya oo Suuq Weyn Ka Helaya Bariga Afrika, Kadib Ku Biirista (EAC) Ayadoo ay Soomaaliya dhowaan ku biirtay Ururka iskaashiga dhaqaale bulshada bariga ayaa waxaa socda dadaallo ku aadan sidii kamid noqashadaas toos loogu dhaqan-gelin lahaa, islamarkaana Soomaaliya ay wax soo saarkeeda.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya iyo Masar oo Adkeeyay Xiriirka u Dhexeeya iyagoo Bilaabay Khadka Duulimaadyada Tooska ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Jimce ah ku soo dhoweeyay Muqdisho dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Shaaciyay Dhaqangalinta Hannaan Casri ah oo Canshuurta Lagu Qaadayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ku dhawaaqay in Wasaaradda ay dhaqangelisay hannaan casri oo suuragelinaya in Canshuurta iibka.