1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Waawayn oo ka dhacay degmooyinka Buuloburte Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo degmada Buuloburte ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax wayn uu ka dhacay gudaha magaalada. Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka masjidka wayn ee magaalada Buuloburte waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo magacaawday guddiga wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa magacabay xubnaha guddi ka shaqeeyo wadaxaajoodka Faderaalka iyo Puntland. Deni ayaa sheegay in xubnaha guddigaan oo ka kooban 13 xubnood iyo 9…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka oo deeq gaarsiisay dad Barakacayaal ah Hay’adda maaraynta masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMa ayaa gaarsiisay kaamamka barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada dayniile deeq raashin ah oo isugu jirta bariis , bur ,baasto ,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaan hoostaga Xarardheere Wararka naga soo gaarayo gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada xoogga oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ah ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Ceelhuur ee hoostaga degmada Xarardheere. Ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne dal oo $71,000, rooti ku iibsaday intii uu xilka haayay, $14,000 hal mar Shidaal ku shubtay Madaxtooyada dalka Brazil ayaa sii daysay cadeymaha dhaqdhaqaaqyada madaxwyenihii dhawaan xilka ka dagay Jair Bolsonaro, kaas oo ay bulshada aad ula yaabtay. Hadalhayn aad u badan ayaa ka dhalatay qarashaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga oo ka carooday fal ay sameysay Sweden! Waxaa markale cirka isku shareeray xiisadda ka dhex taagan dalalka Turkiga iyo Sweden, taas oo salka ku hayso ku biiritaanka Sweden ee gaashaanbuurta NATO. Isku soo baxyo waawayn oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo shaaciyay 10- qof oo lagu daray liiska argagixisada Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay magacyada xubnaha ururka alshabaab u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha, kuwaas oo uu Maraykanku xogtooda helay. Xubnaha la shaaciyay ayay sheegeen Waaxda maaliyadda dowladda Maraykanka in ay yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo mamnuucday Isticmaalka Sharoobooyin Wasaaradda Caafimadka dowladda Faderaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba mamnuucday isticmaalka iyo iibinta laba sharoobo oo loo isticmaalo xanuunada ku dhaca Neefmareenka. War ka soo baxay Wasaaradda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho oo xiran, Akhriso U jeedka loo xiray! Waxaa saaka oo Khamiis ah inta badan xiran waddooyinka Caasimadda, iyadoo lagu wado in isku soo bax wayn uu ka dhaco Muqdisho. Xirnaasha waddooyinka ayaa lagu sheegay in ammaanka guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan oo muddo saddex maalin ah u…