Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka oo deeq gaarsiisay dad Barakacayaal ah
Sheeko:Dalka
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2023/01/b337555b-bf95-4f99-9a41-69acb3fa5ce9-1.jpeg)
Hay’adda maaraynta masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMa ayaa gaarsiisay kaamamka barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada dayniile deeq raashin ah oo isugu jirta bariis , bur ,baasto , saliid , digir , looska nooca shiidan , malay , fuulka gasacaysay , sidoo kale waxaa lasiiyay busti , boorsada buugaagta waxbarashada , marakaneeco iyo baaldi wayn , saabuun qabays , qoosaskan oo gaaraaya 600 oo qoos ayaa ah barakacayaal cusub oo ka soo barakacay gobolada shebeelada dhexe iyo shabeelada hoose , hay’adda SODMA waxay mar walba u taagan tahay sidii xalwaara loogu hili lahaa barakacaasha siibadan haaya maalinba maalinta ka danbaysa .