1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Khaladka Madaxweyne Biden uu Galay ee Warbaahinta Hadalheynta Ka Abuuray? Warbaahinta dunida ayaa si wayn u hadal haysa khalad uu galay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden xilli uu masuul kale ku soo dhoweynayay madasha hadalka ee shir saxaafadeed lagu soo gunaanadayay xuska sanad guurada 75-aad.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Digay Wicitaanka iyo Macaamilka Xubnaha Shabaab Ka Tirsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Munaasbad lagu abaal-marinayay Saraakiisha Ciidamada Ammaanka iyo Howl-wadeenada Wasaaradda Waxbarashada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddigii Loo Xilsaaray Dagaal Beeleedyada Luuq Xalintooda oo War Soo Saaray War kasoo baxay Guddiga sida gaarka ah loogu xilsaaray xal u helista Dagaal beeleed dhawaan ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa dalbaday in marka hore la helo Xabbad-joojin.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyay Shirka Guddiga Ka Hortagga Maalgelinta Argigixisada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ku qabsoomay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruto oo Shaqada Waxqabad La’aan Uga Eryayay Dhammaan Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa kala diray golahiisa wasiirada, marka laga reebo madaxweyne ku xigeenka Rigathi Gachagua iyo Musalia Mudavadi oo ahaa madaxii wasiirada.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradaha Warfaafinta Soomaaliya iyo Jabuuti oo Iskaashi Wadashashqeyn iyo Mataaneyn Ku Kala Saxiixday Jabuuti. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Boostada ee Jamhuuriyadda JabuutI.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya Todobaadkaan? Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ,Hiddaha, iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Shiikh Cabdulqaadir ayaa xaafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo Shir Muhiima Ugu Qeybgalay Dalka Tunisia Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Saciid Mohamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaala-madaxda dalka Tuniisiya ee Tuunis uga qayb-galay kulan ay isugu yimaadeen.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa Goordhaw Kooxda Al-Shabaab kala wareegay deegaannada kala ah Buurweyn iyo Show oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, sida ay sheegtay Wasaaradda.