2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni: Hanaanka loo qaybinayo Awoodaha DF iyo DG waxa uu u muuqda mid kasoo horjeeda Dastuurka Puntland Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay qodoba uu maamulkiisa diiday intii lagu gudajiray shirka wadatashiga qaran ee dowladda Faderaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hawlgallo Qorsheysan oo ka bilaabmay Jubbaland Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamada maamulkaas ay bilaabeen hawlgallo ka dhan ah ururka alshabaab. Hoggaanka ciidamada daraawiishta Jubbaland ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Hub, gaadiid iyo saanad ciidan ku wareejiyay Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa lacag dhan 9 milyan oo dollar oo isugu jirta hub, gaadiid, agab caafimaad iyo agab kale ku wareejisay ciidamada xoogga dalka Soomaaliya (SNA), kadib munaasabad maanta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Xabsiga ka sii daayay mid kamid Basaasiintii ugu halista badnaa Caalamka Dowladda Maraykanka ayaa xabsiga ka sii daysay mid kamid ah basaasiintii ugu halista badna abid ee soo mara dunida. Ana Montes oo ah 65 sano jir ayaa la xiray sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamsa oo u ambabaxay Masar, Akhriso Ujeedka Safarka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Masar. Booqashada Masar ee ra’iisulwasaaraha ayaa qaadan doonta muddo saddex cisho ah, waxaana uu halkaas kulan kula…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanayo Xaaladda Ukraine Golaha ammaanka qaramada Midoobay ayaa shaaciyay in ay kulan gaar ah ka yeelanayaan xaaladda dalka Ukraine, iyadoo uu weli socdo duulaanka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine. Kulankan ayaa qabsoomaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacabay Xil cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay xilka La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata. Xasan Sheekh ayaa xilkaan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dib u eegista Baarlamaanka oo Doortay Guddoon Cusub Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista, la socodka iyo Hirgelinta Dastuurka BFS, halka Kuxigeen loo doortay Senator C/llaahi Sh. Ismaaciil Fartaag, waxaa Xoghayaha Guddiga loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kevin McCarthy oo loo doortay Afhayeenka Congress-ka Xildhibaan Kevin McCarthy oo kamid ah mudanayaasha Congress-ka Maraykanka ayaa loo doortay Afhayeenka aqalka kadib doorasho adag oo ka dhacay Congress-ka. Kevin ayaa ku guulaystay wareegga 15-aad kadib markii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo Raashiin u qaybisay dad shacab Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SOODMA ayaa in kudhow 300 oo qoys oo ah dad danyar ah waxa ay gargaar ugu qeybisay gudaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo Muddo…