1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin ka tirsan Xisbiga Wadani oo lagu dilay Gobalka Sool Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaannood ayaa sheegaya in goordhaw kooxa hubaysan ay ku dileen Hadraawi Sangub oo kamid ah aqoon yahannada gobalka Sool. Dilka marxuumka ayaa la sheegay in…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo noolaanaysa Al Shabaab la’aan. Tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa dalka ka curtay dagaal looga soo horjeedo kooxda Khawaarijta ah ee Al Shabaab, kaas oo leh jihooyin kala…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaalka Beelaha Ma Yahay Dhammaadka Al-Shabaab? Doorashadii dhacday sannadkan May 15, 2022, ee foolatay hoggaaminta madaxweyne Xasan sheikh kaddib, madaxweyne Xasan waxaa uu hortabin ka dhigtay ladagaallanka Shabaab, iyada oo beelo badan ka jawaabeen. Iskaashi dhexmaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka golaha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmay Waxaa si rasmi ah u furmay shirka golaha wadatashiga qaranka kaas oo ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobaledyada dalka. Shirkan waxaa shir guddoominayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka golaha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmayo Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka golaha wadatashiga qaran, kaas oo la filayo in saacadaha soo socdo uu ka furmo caasimadda. Kulankaan ayaa la filaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo hawlgallo ka fuliyay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Marko Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA iyo kuwa booliiska sida gaarka ah u tababaran ee HARAMACAD ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen wadada xiriiriso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dhimasho ka dhalatay Dhisma Biyamareen oo dumay Wararja naga so gaarayo waaxda Janaraal Daa’uud ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in khasaaro dhimasho ah uu ka dhashay dhisma biyamareen dhulka hoostiisa ah oo laga dhisayay wadada. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaban qaabada shirka golaha wadatashiga qaran oo Muqdisho ka socda Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka golaha wadatashiga qaran, kaas oo la filayo in waqtiyada soo socdo uu ka furmo caasimadda. Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo maamulka Koonfur-galbeed oo loogu baaqay in miiska wadahadalka ay ku soo noqdaan Xaalad aan caga badan ku taagneyd oo deganaasho ah ayaa ka jirto magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaalka ah maamulka Koonfur-galbeed. Xiisadda oo ka dhalatay xasilooni dhanka siyaasadda ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Wasiirka difaaca Kenya oo kulan ku yeeshay Kismaayo Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay wasiirka difaaca dowladda Kenya Aadan Barre Ducaale. Aadan Barre Ducaale ayaa maanta soo gaaray Soomaaliya, waxaana…