U bood dhigaalka

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmayo

Sheeko:Amniga

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka golaha wadatashiga qaran, kaas oo la filayo in saacadaha soo socdo uu ka furmo caasimadda.

Kulankaan ayaa la filaya in looga hadlo dardar gelinta hawlgallada ka dhanka ah ururka alshabaab ee ka socda qaar kamid ah gobalada dalka.

Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka ayaa caasimadda qaarkood hadda ay soo gaareen halka kuwa kalena ay ku soo wajahan yihiin.

Goobjoog News