1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Mayoow oo iscasilay Wasiirkii Warfaafinta dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed Ilyaas Cali Nuur, ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay maamulkaas. Wasiir ilyaas oo ku magac dheer Walaal Mayoow ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Ka Qeybgalay 79-guuradii Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dadaallada Dowladda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Bakool Wararka naga soo gaarayo gobalka Bakool ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan ka dhacay magaalada Qurac Joome, waxaana la soo warinaya in qaraxa uu ka dhashay khasaaro kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uhuru Kenyatta oo tagaya gobalka Tigray Uhuru Kenyatta Madaxweynihii hore ee dalka Kenya ayaa maanta u safraya dalka Itoobiya gaar ahaan gobalka dhaca waqooyiga dalkaas ee Tigrayga, halkaas oo uu ku tagayo kormeer iyo xaqiijinta dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jarmalka oo deeq caafimaad soo gaarsiiyay Soomaaliya Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ugu deeqday deeq Caafimaad si ay qayb uga noqoto dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab. Deeqdaan oo isugu jirta Hawo-meer iyo qalabka lagula…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM oo sheegtay in duqayn ay ku dishay xubna ka tirsan Al-shabaab Ciidamada Maraykanka qaaradda Africa ee magacooda looyaqaano AFRICOM ayaa sheegay in ay duqayn ay ka fuliyeen Soomaaliya lagu dilay xubna ka tirsan ururka Al-shabaab. Duqaayntan ayuu Maraykanku sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo dhagax dhigay xarunta cusub ee hay’adda ku yeelaneyso Hirshabeelle Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay whliyaan Wasiir ku xigeenka Gar-gaarka Hirshabelle Xasan Yusuf, Wasiirka Hawlaha Guud, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Hirshabelle iyo Maamulka Magaalada Jowhar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo la wareegay RUUN-NIRGOOD Wararka naga soo gaarayo deegaanka RUUN-NIRGOOD oo hoostaga gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka ah ay si rasmi ah ula wareegeen. Ciidamada ayaa saaka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka gobalka Shabeelllaha Dhexe oo sheegay in sheegay in ay wadayaan dagaalka ka dhanka Al-shabaab Axmed Meyre Makaraan guddoomiyaha gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa ka hadlay hawlgallada ka socda gobalka ee ka dhanka ah ururka alshabaab. Guddoomiye Makaraan oo gaaray qaar kamid ah deegannada dhawaan alshabaab…