1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo soo bandhigay xubin ka tirsan Ururka Al-shabaab Saciid Xuseen Raage oo kamid ahaa ururka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee ku sugan deegaanka Furqaan ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Ninkan isku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ku dhawaad 100 xubnood oo shabaab ah lagu dilay hawlgal ay ciidamada sameeyeen Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgallo qorsheysan oo ay sameyeen ciidamada Nabad Sugidda lagu dilay mid kamid ah horjogayaasha ururka alshabaab. Ciidamada ayaa sheegay in la dilay horjooge Yuusuf Maxamad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin Ka Tirsan Al-shabaab oo Iska Dhiibay Gobolka Shabeellada Dhexe Nuur Macalin Abuukar Calasow oo kamid ahaa Al-shabaab,ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan deegaanka Furqaan ee hoosyimaada Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelada…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Wadatashiga Ka Socday Koonfur Galbeed Wada-tashiyadii shirkii dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka M.ne Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan ka socdey magaalooyinka Xudur iyo Baydhabo ayaa lasoo gaba-gabeeyey. Gudoomiyaha Golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun ku ridday shabakad Shabaab Ah Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukunno dil, xabsi iyo siideyn ah ku ridday xubno loo haysto kamid ahaanshiyaha ururka alshabaab. Eedesanayaasha oo gaaraya illa iyo sideed eedeysane…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Diyaarad ku soo dhacday Degmada Caabudwaaq Wararka naga soo gaarayo degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in goordhaw ay garoonka diyaaradaha degmada ay ku soo dhacday diyaarad. Diyaaradda ayaa la sheegay in ay siday rakaab,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha GOOL FM oo ku guulaysatay Idaacadda ugu wanaagsan dalka Idaacadda Isbooriga dalka ee GOOL FM ayaa habeenki xalay ahayd loo caleema saaray idaacadda ugu fiican geyiga Soomaalida, sanadka 2022. Sanadkii 2012 kii bishii May 15 keedii ayaa dhidibada loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii hore Amniga Jubbaland oo abaabul ciidan ka bilaabay Gobalka Gedo Wasiirkii hore ee amniga dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ka bilaabay deegaannada gobalka Gedo abaabul ciidan oo ka dhan ah ururka alshabaab. Janan ayaa sheegay in ay gobalka u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bank-ka Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $70 Milyan oo dolar Bangiga adduunka ayaa meel mariyay $70 milyan oo loogu deeqayo Soomaaliya si wax looga qabto adeegyada Bulshada aas aasiga u ah. Lacagtaan ayaa loogu talagalay wax ka qabashada Biyaha, Beeraha,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Madaxda Dalalka Uganda iyo Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni iyo Kenya…