2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga Caasimadda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan muhiim oo ku saabsan sugidda amniga magaalada Muqdisho la qaatay maamulka cusub ee Gobolka Banaadir oo uu hoggaamiyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Xamsa: Waxa aan aragnaa Bulshada Qatar oo ku faraxsan maalinta Qarannimada Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka iyo dowladda Qatar ugu hambalyeeyay munaasibadda maalinta ‘Qaranimada Qatar’. Xamsa ayaa sheegay in dowladda Qatar ay saaxiib dhaw la tahay Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar oo Ballan Qaad u Sameysay Soomaaliya Dowladda Qatar ayaa balan qaadday in ay di dhab ah u xoojineyso xiriirkeeda dhinacyada kala duwan leh ee ay la leedahay Soomaaliya. Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Cabdalla Bin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddomiye Adan Madoobe oo la kulmay laamaha Ammaanka Xudur Guddoomuyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay laammaha ammaanka magaalada Xudur. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa saraakiisha ciidanka xoogga qeybta 60-aad guutada 9-aad ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Maraykanka, Akhriso Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka. Socdaalka madaxweynaha ayaa salka ku haayo ka qaybgalka shirka madaxda Afrika iyo Maraykanka oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ATMIS: Waxaa naga go’an in aan idinla shaqeeyno si aan u taageerno qorshayaasha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa mar kale xaqiijiyey inay ka go’an tahay inay gutaan waajibaadkooda ku aaddan taageeridda waddada nabadda iyo xasilloonida ee Soomaaliya. Ergeyga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Xamsa: Lama la aqbali karo in hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la’aan caafimaad Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in ay waalidiinta Soomaaliyeed iyo carruurtooda ay waayaan daryeel caafimaad xilligaan. Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo Al-shabaab kala wareegay deegaan hoostaga gobalka Shabeellaha Dhexe Wararka naga soo gaarayo gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in goordhaw ay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ay goordhaw la wareegeen deegaanka Alkowthar. Deegaanka Alkowthar ayaa kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Eedeysane lagu xukumay Xabsi, Kadib Qarax uu aasay isaga Maxakmadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun xabsi daa’in ah ku ridday Cabdullaahi Cabdi Muuse Jimcaale (Sharmaarke) kaas oo lagu soo qabtay miino uu ku aasayay inta u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo diiwaangelinta codbixiyayaasha bilaabaysa dhamaadka Sanadka 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay in dhammaadkan bishaan ay billaaban doonto diwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashada, iyadoo ay weli taagan tahay khilaaf u dhexeeya xisbiga Kulmiye iyo Xisbiyada kale ee…