1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Caruur Walaalo ah oo Waxyeello Kasoo Gaartay Miino Kula Qaraxday Gobolka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in caruur walaalo ah ay dhimasho iyo dhaawac kasoo gaareen qarax ka dhashay walxaha qarxa oo caruurtaan ay ku ciyaareen duleedka magaalada Xeraale ee gobolka Galgaduud.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wasiirka Beeraha oo Ka Warbixiyay Safarka uu Ku Tagay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay Wasiirka Wasaaradda Beeraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku jooga deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Wasaaradda Gaashaandhigga Kula Qaatay Saraakiisha Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Hoggaanka Wasaaradda iyo Ciidanka Xoogga.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo Soo Gabagabeysay Dhageysida Dacwadda Dilka Ganacsade Abuukar Kaabax Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay gal dacwadeedka ku saabsan dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax oo loo heysto Taliyihii Booliska degmada Heliwaa.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Kuwa Jubbaland oo Si Rasmi ah Isugu Furay Waddada u Dhaxeysa Kismaayo iyo Afmadoow Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si rasmi ah u furay wadada dheer ee isku xirta Magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow, ayagoo burburiyay fariisihii ay kooxda Alshabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta u Baaqday Kooram la’aan Kulan weynihii Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta u baaqday kooram la’aan, ka dib markii la waayay tiradii loo baahnaa si uu furmo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Ka Tirsan Federalka iyo Jubbaland oo Shir Ka Yeeshay Dagaalkii Ka Dhacay Degmada Luuq Madaxwayne ku xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Maxamud Sayid Aadan iyo wafdi uu oo ay qayb ka yihiin wasiiru Dowlaha Wasarada Deegaanka iyo isbedalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladdda Soomaaliya oo Dhiggeeda Qatar Kala Hadashay Iskaashiga iyo Taageerada Amniga Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wasiirka Beeraha iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Baydhabo Wasiirada Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareey iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka koonfur galbeed .
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Jubbaland oo Kaabiga Ku Haya Xagar iyo Jamaame Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa fuliyey howlgallo ka dhan ah kooxda Alshabaab deegaannada Harboole iyo Weelmaro oo hoos taga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.