1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Aadan Madoobe oo Xudur Tagayo Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu gaaro magaalada Xudur ee gobalka Bakool. Sheekh Aadan Madoobe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka sare oo loo magacabay Xoghaye Cusub Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Cabdinasir Ibrahim Guuled u magacabay xoghayaha guud ee aqalka Sare. War ka soo baxay xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, waxaa ay maalintii 2aad ku qabatay caasimadda Muqdisho kulanka Dib u eegista Hannaanka Dhab u Heshiinta Qaran. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, waxaa ay maalintii 2aad ku qabatay caasimadda Muqdisho kulanka Dib u eegista Hannaanka Dhab u Heshiinta Qaran. Kulanka waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qataay dhaxal sugaha boqartooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Xasan Sheekh ayaa kala hadlay Maxamed Bin Salmaan taageerada ay dowladda Sacuudiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Itoobiya oo kala saxiixday Iskaashi dhinaca Booliiska ah Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar iyo dhiggiisa dalka Ethiopia General Damelesh Garbamichel ayaa magalada Addis Ababa ku kala saxiixday iskaashi Amniga ah iyo sare u qaadista tababarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha NISA oo ka hadlay dilka Taliyihii NISA ee gobalka Gedo Taliyaha hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid taliyihii NISA ee gobalka Gedo. War ka soo baxay NISA ayaa lagu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii NISA ee Gedo oo Qarax Lagu Dilay Wararka naga soo gaarayo gobalka Gedo ayaa sheegaya in qarax ka dhacay tuullada Suul Alle ee gobalka gedo lagu dilay taliyihii nabad sugidda gobalka. Allaah u naxariiste Taliye Cabdiraxmaan Cabdulaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga IMF oo bogaadisay hanaanka dib-u-habeynta Dhaqaalaha Soomaaliya Hay’adda lacagta adduunka IMF ayaa bogaadisay dadaalka hanaanka hufnaanta ah ee dowladda Soomaaliya ay ka sameysay maaliyadda. IMF ayaa warbixinteeda ku sheegtay in ay Soomaaliya ka gudubtay dhammaan shuruudaha loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay gobalka Hiiraan Wararka maga soo gaayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in deegaan lagu magacaabo Beerxaani oo magaalada ka xiga dhanka galbeed uu dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Djibouti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay dhiggiisa Jabuuti…