1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ku Wajahan Furimaha Dagaalka Ee Shabeellaha Dhexe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu ku wajahan yahay gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanka Cadale, halkaas ay ku sugan yihiin ciidamo badan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Buriyay Xeer Muran Ka Taagnaa, oo Soo Baxay sanadkii 2020-ka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanadkii 2020-ka, kuwaas oo Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mid Kamid ah Musharraxiintii Baarlamaanka 11-aad oo Muqdisho Lagu Dilay Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dil kooxo hubeysan ay degmada Dharkeenley ugu geysteen mid kamid ah musharraxiintii golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka Soomaaliya. Marxuumka dilka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweyne Xasan Shiikh oo Hambalyo u Diray Macalimiinta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Tiyaatarka Qaranka kaga qeyb galay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalintan qiimaha badan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar oo kulmisay Hoggaamiyayaasha Masar iyo Turkiga Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim ayaa ku guuleestay in uu kulan siiyo Madaxwayne Erdogan iyo madaxwaynaha Masar Cabdifitaax Al-Sisi. Labada madaxweyne ayaa sannado badan is arag, waxaa sidoo kale ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Sare Somaliland oo ansixisay Xisbiga Talo-wadaag Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay dacwad ka dhan ah guddiga diiraan gelinta ururada iyo axsaabta qaran. Maxkamadda ayaa dhageysatay dacwad Idaari ah taas oo xisbiga Talo-wadaag…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka U Dabbaaldegga Maalinta Macallinka Soomaaliyeed In aad macallin noqota waa ka macno weyn tahay in aad fasal aad soo hor istaagto oo aad xiisad bixiso. Macallimiinta Soomaaliyeed waxa ay ka dhigeen waxbarashadda mid nool, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowaldda oo hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga gobalka Bakool Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa dadka deegaanka ah ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Xudur ee gobalka Bakool. Deegaanka Dhuursheen Shabeelle oo 35 km, u jira…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Maamulka Gobolka Banaadir Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa xeer ku magacaabay guddoomiye ku-xigeennada maamulka gobolka Banaadir, kadib markii la sheegay in soo jeedin ay kaga timid wasaaradda arrimaha gudaha, madaxweynaha…