2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisulwasaare Xamsa oo Safiirka Finland kulan ku yeeshay Muqdisho Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Finland u fadhiya Soomaaliya. Xamsa Cabdi Barre ayaa kala hadlay xaaladda dalka iyo sidii loo…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasadda Soomaali Dunida Heeshiis la ah ee Madaxweyne XSH maxaa ka hirgalay?! Tan iyo markii uu yimid xafiiska yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waa uu bilaabay dadaallo uu ku hirgelinayo halku dhigga xukuumaddiisa ee Soomaal Dunida Heshiis la ah’, taas oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Qaayib Wararka naga soo gaarayo deegaanka Qaayib ee hoostaga degmada Baxdo ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ee weerar ku qaadeen. Dagaalka ayaa yimid kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo shirka COP-27 ka qayb-galayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Sharma ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo shirka COP-27. Madaxweynaha ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Masar, waxaana uu madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo La Kulmay Guddiga Qaran Ee La Dagaalanaka Lacagaha Sharci-darrada ah iyo Argigixisada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) ayaa ku adkeeyey dardar gelinta qorshaha qaran ee lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Magacaabay Lataliye Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in mudane Nasa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Arrimaha Gudaha oo Ka Qeybgalay Caleemo-saarka Guddoomiyaha Degmada Xudur Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan degmada Xudur ee caasimadda gobolka Bakool ayaa ka qeybgalay xaflad si…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Xamse oo Muqdisho Kula Kulmay Dhaqaatiirta Jabuuti Ka Timid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho u yimid sidii ay uga qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha gudaha oo gaaray Baydhabo, Akhriso u jeedka Socdaalka wasiir Fiqi Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed. Fiqi ayaa waxaa isaga iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Dagaal ka socda Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweynee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in deegannada Baareey iyo Dhoqor oo hoostaga magaalada ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka…