2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno Kasoo Baxaya Qarax Ka Dhacay Xero Nacnac iyo Goobo Kale oo Qaraxyo Laga Maqlay Muqdisho Faahfaahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax ka dhacay xero Nacnac ee degmada Wadajir, kadib markii uu ruux isku soo xiray walxaha qarxa, gaar ahaan Jaakad, kaas oo isku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax ka dhacay Xero Nac-Nac Wararka naga soo gaarayo xerada tababarka ciidamada ee Xera Nacnac, ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax halkaas ka dhacay. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay kadib markii uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo Baaq u Diray Shacbka Ka Barakacday Masaajid Cali Guduud Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federakla Soomaaliya Mudane Cabdi Fitaax Qaasim Maxamuud iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Falcelinta Culimada Qaraxyadii Ka Dhacay Soobe iyo Baaqa Loo DirayShacabka Muqdisho Kadib dhacdadii qaraxyadii ka dhacay Isgoyska Soobe 29-kii bishii October 20222, waxaa soo baxayay falcelinta kale duwan ee ka imaanaysa bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan dhibaatada ka dhacday halkaa, qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiska TPLF iyo Dowladda Itoobiya Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay heshiiska horudhaca ah ee ay gaareen Dowladda dhexe ee Itoobiya iyo Jabhadda TPFL. War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda Maareynta oo Asbuucaan Saadaalisay in Roobab Aan Badneyn la heli doono Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa soo saartay saadaasha Todobaadka ugu horeeya Bisha November ee ku aadan isbedelka Cimilada, taas oo laga muujinayo walaac in Roobabka aysan u di’i doonin sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Warbixin Kasoo Saartay Khasaaraha Qaraxyadii Soobe iyo Gurmadka Socda Hey’adda Maareynta musiibooyinka dowladda federalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay warxasaafadeed ku aadan halka uu marayo gargaarka laga sameeyay qaraxyadii ka dhacay 29-kii bishii October Isgoyska Soobe, waxaana qoraalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Aadan Madoobe, ayaa waxaa garoonka magaalada Garowe ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ay kamid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaalka Khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaa shanaya dadka deegaanka iyo ururka Al-shabaab uu ka socdo inta u dhaxeysa Tardo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Dayniile Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay degmada Dayniile ee gobalka Banaadir. Qaraxa ayaa mid miino ah waxaana lala beegsaday gaari nooca dagaalka ah…