1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta Ee Algeria Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta khud-bad ka jeediyay Fadhiga 31-aad ee Wasiirada Maaliyadda Dadalka Jaamacadda Carabta oo sanadkaan lagu qabtay , caasimaddiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maanta Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Qaran Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya hirgelinta siyaasadda lagu gaarayo Soomaali heshiis ah, ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Isgaarsiinta Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirweynaha World Mobile Wasiiru-dwalaha Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknolojiyada ayaa ka qaybgalay shirweynaha sanadlaha ah ee World Mobile Congress oo ka dhacay magaalada Kigali, Rwanda. Wasiirka ayaa intii uu ku guda jiray shirka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Kamid Noqonaya Booliiska Galmudug oo Tababar Loogu Soo Xiray Degmada Cadaado Wasiirka Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo 3-bilood ah lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Shir Kaga Qeybgalaya Dalka Algeria Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray Magaalada Algiers ee caasimadda dalka Algeria, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir ay isugu inaanayaan…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka oo shaaciyay liiska rag uu Argagixisada ku daray Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay liiska argagixisada ay ku dartay rag sar sare oo ka tirsan ururka alshabaab, kuwaas oo saameyn ku leh maamulka kooxda. Waaxda arrimaha dibadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Dabeylo Wato Asbuucaan Laga Saadaaliyay Soomaaliya iyo Digniino Hey’adda Maareynta Musiibooyinka dowladda federalka Soomaaliya ayaa markale soo saartay digniinaha ku aadan Roobab xoogan oo asbuucan soo aadan la filayo in ay ka da’aan gobollada dalka ee qaarkood, gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabay Lataliyaha Dimuquraadiyadda iyo Dowlad Wanaaga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan “Juurile” in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda NISA oo Ka Warbixisay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe Hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa ka warbixisay howlgal dhanka cirka ah oo laga fuliyay meel aan ka fogeyn deegaanka Xawaadleey oo hoos yimaada degmada Balcad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka golaha wadatashiga qaran oo Muqdisho ka furmayo, Akhriso Ajendaha Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka ayaa lagu wadaa in maanta ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, halkaas oo dhawaan uu ka furmayo shirka golaha wadatashiga qaran. Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan…