1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Soo Xiray Shirka Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo maanta lagu soo gabo-gabeeyey Muqdisho, kaas oo ay ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Hindiya oo Dib Loo Furay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya , Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa si wadajir ah xariga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Benaadir, kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska Liz Truss oo is Casishay, Kadib 45 Maalmood oo Xilka ay Heysay Ra’iisulwasaaraha Uk haweenayda lagu magacaabo Liz Truss ayaa si lama filaan ah isaga casishay xilka ra’iisul wasaaraha, kadib 45 maalmood oo kaliya oo ay haysay jagadaas, waxaana warar kale duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Gaaray Magaalada Baladweyne iyo Ujeedka Safarkiisa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne, halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo xirtay qaar kamid ah baraha Internet-ka ee Al-shabaab Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hawada ka saartay qaar kamid ah baraha dhanka Internet-ka ah kuwaas oo ay isticmaalayeen ururka Al-shabaab. Baraha hawada laga saaray ayaa lagu baahinyay dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamsa oo gaaray Baladweyne Ra’iisulwasaaraha dalka Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaraay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa ku soo dhaweeyay magaalada Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasaaradaha Waxbarashada DF iyo DG oo kulan ku yeeshay Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay wasiirada waxbarashada heer federaal iyo heer dowlad gobaleed. Xasan Sheekh ayaa warbixin ku aaddan baahiyaha waxbarasho ee dalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo Al-shabaab kala wareegay deeganno hoostaga Balcad Ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka oo iskaashanayo ayaa waxaa ay ururka alshabaab kala wareegeen deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobalka shabeellaha dhexe. Deegaannada ay ciidamada Al-shabaab kala wareegeen ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray dalka Luxembourg Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Luxembourg. Sheekh Aaadan Madoobe, ayaa kaga mahadceliyay mas’uuliyiinta dowladda Luxembourg ee…