2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo saddex bil ka faa’idday Sh4bn dhoofinta qaadka ay keento Soomaaliya Dhoofinta qaadka Miiraga ee ay Kenya u dhoofiso Soomaaliya, waxa ay ka heshay lacag dhan 4 bilyan oo shilinka kenya ah, muddo saddex bilood ah tan iyo markii uu dib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo Al-shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga gobalka Shabeellaha Dhexe Ciidanka kumaandoorka Soomaaliyeed ee Gor-gor, ayaa howlgallo qorsheysan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyay deegaanno hoostaga degmooyinka Jowhar iyo Raage-ceele, kuwaas oo hoostaga gobalka Shabbelaha dhexe. Howlgalkaan ayaa waxaa hoggaaminayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Askari Lagu Dilay Kaaraan iyo Ciidanka oo Qabtay Qaar Kamid ah Kooxdii Dilka u Geysatay Marxuumka Warar kale duwan ayaa waxaa laga helayaa dil maanta askari ka tirsanaa ciidanka dowladda oo maanta kooxo hubeysan ay ku dishay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, gaar ahaan suuqa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Ka Dhacay Magaalooyinka Jalalaqsi iyo Buulo Burde oo Buundadii Go’day Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in siyaabo kale duwan sedex qarax ay uga dhaceen degmooyinka Jalalaqsi iyo Buulo Burde, waxaana ay geysteen khasaare isugu jira…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaalida Saameynta ku leh Siyaasadda Kenya ee Xilalka Sare Loo Magacaabay Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto, ayaa qaar kamid ah xilalkii ugu sarsareyay ee dhinaca ammaanka iyo garsoorka u magacabay dad Soomaali ah. Ruto ayaa dowladdiisa cusub waxaa saameyn…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Kaoo Baxay Shirkii Kusoo Idlaaday Magaalada Dhuusamareeb? Magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, waxgaradka, xildhibaanno, wasiirro heer federal ah madaxweyne ku-xigeenka iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Brussels Kula Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Belgium-ka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka Eliane Tillieux oo ku soo dhaweysay xarunta baarlamaanka dalkaasi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hantidhawraha Guud Ee Qaranka oo Kulan La Qaatay Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa maanta Villa Hargaysa kulan kula qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta, Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Guudlaawe oo ku baaqay ka qayb galka dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo hoggaaminayo howlgallada ka dhanka ah ururka alshabaab ee ka socda gobalka Shabeellaha dhexe, ayaa ugu baaqay shacabka in ay qayb ka noqdaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo sheegay in ay dileen xubna ka tirsan Al-shabaab Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Xalfooley oo ku yaalla xadka kala qaybiya gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe. Howlgalkaan ayaa ciidamada dowladda ay ku guulaysteen in ay…