1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa oo kormeeray xarunta dowladda hoose ee Xamar Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta maamulka dowladda hoose ee Xamar. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degmada Cadalle Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa gaaray magaala xeebedka gobalka Cadale ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Guudlaawe iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhaweeyay degmada Cadale mas’uuliyiinta maamulka degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 sano kadib geeridii Abshir Bacadle, Dib u milicso taariikhdiisa Maanta oo kale laba iyo toban sano ka hor waxaa geeriyooday allaah u naxariiste Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadled oo kamid ah ahaa sugaanyahannada ugu caansan geyiga Soomaalida. Haddaba, Dib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Haweenka Gobalka Hiiraan oo Gurmad Gaarsiiyay Askarta Dagaalamaysa Haweenka gobolka Hiiraan ayaa deeq kale duwan waxaa ay gaarsiiyay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee maanta dagaalka uga jiray deegaanka Jiciboow oo hoostagta degmada Buulo Burde ee gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Guulo Ka Sheegtay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa guulo ka sheegtay dagaal saakay ka qarxay Tuulada Jiciboow oo qiyaastii 25km u jerta degmada Buulo Burde ee…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xoghaya Cusub Ee Golaha Shacabka oo Xilka La Wareegay Munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, Munaasabada ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xeer Madaxweyne ku baabi’iyay guddiyada Adeegga Garsoorka iyo La Dagaalanka Musuqmasuqa Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gebi ahaanba baabi’iyay xeer golaha adeegga garsoorka iyo guddiga madaxbanaan ee la dagaalanka musuqmasuqa. Xasan Sheekh ayaa sheegay in isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaad ka taqaanna Jabhadda FRUD ee weerarka ku qaaday ciidamada Jabuuti? Jimcihii la soo dhaafay koox hubaysan ayaa askar ka tirsan ciidamada Jabuti ku dishay meesha loo yaqaano Garabtisan oo ka tirsan gobalka Tadjourah. Weerarka askarta lagu dilay ayaa yimid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal ka socdo gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo deegaanka Jicibow oo hoostaga degmada Buulaburte ee gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka iyo ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Netherland u safray Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka iyoo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa u safray dalka Netherland. Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Netherland, waxa…