1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Imaaraadka carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi. Danjiraha ayaa Guddoomiyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga? Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay taliyaha xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale. Kulanka ayaa xoogga lagu saaray dadaallada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF oo beenisay war laga faafiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka ah Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warqad baraha bulshada qabsatay oo lagu wargelinayo howlwadeennada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF iyo maamulka Jubbaland oo ka hadlay dab ka kacay suuqa wayn ee Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dab khasaaro gaystay oo habeenninadii Xalay ahayd ka kacay suuq ku yaalla magaalada Kismaayo. Dabka oo ka bilaabmay qaybta lagu iibiyo shidaalka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Gurmadka Abaaraha oo La Kulmay Hey’adaha Gargaarka Ee Fadhigoodu Yahay UK Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada London kulan ballaaran kula yeeshay hay’adaha garagaarka caalamiga ah ee xaruntoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo La Kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Jaamacadda Carabta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga CaalamigaXukuumadda Federalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay , Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ahna Madaxa Ergada Ururka ee Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maareeyaha Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha oo shaqadii laga joojiyay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dib u heshiinta dowladda Federaalka ah Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay mareeyaha guud ee hay’adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga dadweynaha. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM oo war ka soo saartay duqayn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaanno AFRICOM, ayaa sheegay in ay duqayn ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan ururka alshaab. Duqayn ka dhacday deegaan u dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Tamarta iyo Todobaadka Batroolka Qaaradda Afrika oo Ka Socda Koonfur Afrika Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Xukuum,adda Federalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay shirka Tamarta iyo todobaadka shidaalka Afrika oo ka dhacaya magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Hormarinta Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya…