2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Malaysia oo Iska Kaashanaya Horumarinta Gaadiidka iyo Duulista Hawada Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada, halkaa oo uu maanta ka furmayo shirka Hay’adda duulista hawada adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Kaashanay Dadka Deegaanka oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Bokool Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa waxaa howlgallo ay kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka Bokool, kuwaas oo hoostaga magaalada Xudur oo muddo ay go’doomiyeen dagaalamayaasha Al-shabaab, ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho Ka Furay Shir u Dhaxeeya Wasaaradda iyo Kuwa Maamullada Dalka Shir u dhaxeeya wasaaradaha warfaafinta xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa heer dowlda goboleed ayaa waxaa shir uga furmay magaalada Muqdisho, kaas oo socon doona muddo sedex cisho ah,…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Dagaalka Al-Shabaab iyo doorka abaabulka reeraha Tan iyo markii uu gobalada Baay, Hiiraan iyo Galgaduud ay ka bilaawmeen dagaalka ka dhanka ah ururka al-shabaab, bartamihii sanadkaan, waxaa sii xoogaystay abaabulka dadka deegaanka iyo beelaha ee dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed oo Sheegay in Al-shabaab Ugu Badnaa ay Usoo Guureen Deegaannadeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ku sugan deegaanno kamid ah Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo hoos yimaado magaalada Baydhabo oo ciidanka Daraawiishta oo kaashanaya xoogga dalka ay la wareegeen ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanka Buq Aqable Ee Gobolka Hiiraan Ciidanka dowladda federalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa waxaa ay Al-shabaab kala wareegeen deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan, kaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka talinayeen Al-shabaab, ciidanka huwanta ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Gargaar Gaarsiisay Degmada Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan Hey’adda Gargaarka iyo maareynta dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta garagaar gurmad Bani’adannimo ah waxaa ay gaarsiisay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka, kuwas oo dhowaan ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Cadaaladda iyo Garsoorka Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan oo maanta looga hadlay dardar-galinta howlaha hortabinta u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Gurmadka Abaaraha Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Feredaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac, oo maanta guddoomiyay shir heerkiisu sareeyo oo looga hadlayay gurmadka abaaraha, ayaa caddeeyay inaan waqti dambe harin oo lagama…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib, markii uu kasoo qeyb galay kulanka 77-aad ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada…