1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hey’adda Badbaadada Caruurta Ra’isul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa waxaa uu ku qaabiley wafdi ka socda Hay’adda bedbaadada carruurta ee Save The Children oo uu hoggaaminayey Agaasime Gobolleedka hay’addaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda Maareynta oo Gargaar Gaarsiisay Qoysas Ku Dhaqan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gurmad degdeg ah u dirtay ku dhawaad 1,400 oo qoys oo ku dhibaateysan deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanno hoostaga gobalka Baay Ciidamada xoogga dalka ayaa ururka alshabaab kala wareegay deegaanno hoostaga gobalka Baay oo ay horay ugu sugnaayeen kooxda. Howlgallo qorsheysan oo ay ciidamada dowladda ka sameeyeen gobalka Baay, ayay kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo lagala wareegay deegaan hoostaga gobalka Hiiraan Ciidamada xoogga dalka ayaa ururka alshabaab kala wareegay tuulada Tardo, oo hoostagta gobalka Hiiraan, kadib howlgal ay saaka ku qaadeen ciidamada dowladda. Tardo ayaa 15-km u jirta tuulada Ceel-dheere ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo Alshabaab oo ku dagaalamay deegaan hoostaga gobalka Gedo Wararka naga soo gaarayo deegaanka Carocaso oo hoostaga degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo, ayaa sheegaya in goordhaw deegaanka uu ka bilawday dagaal u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo ururka alshabaab. Dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaan hoostaga gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo kaashana dadka deegaanka ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Moqorki oo kamid ah deegaannada ay alshabaab ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka William Ruto: wax kasta oo ka dhaca Itoobiya waxay ku xiran yihiin Kenya Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, oo waraysi siiyay FRANCE 24’s, ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka socda dalk Itoobiya ee u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo jabhadda Tigrayga. Ruto ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Deegaanka oo La Wareegay Deeggaanno Hoostaga Degmada Baxdo Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee isabaabulay oo muddooyinkaan howlgallo ka waday qeybo kamid Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga degmada Baxdo ee gobolkaas. Deegaannadu ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax xoogan oo uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa waxaa uu ka dhacay Warshadda Nacnaca ee degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, qaraxa ayaa geystay khasaare isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Mareynkan Joe Biden Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale ka qaybgalay martiqaad uu ku maamuusay…