Madaxweynaha dowladgoboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye( Qoorqoor) oo ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, waxaa kale oo qeyb galay madaxweyne kuxigeenka Galmudug, gudoomiyaha Baarlamaanka, Xeer…