1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Wasiirrada Arrimaha Ee Jaamacadda Carabta oo Ka Dhacay Magaalada New York Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa ka qeyb galay shir wada tashi ah oo ay isugu yimaadeen waddamada ku bahoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo La Kulmay Guddoomiyaha Golaha Sare Ee Warfaafinta Masar Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo uu wehliyo Safiirka soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa kulan la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Howlgalladii Ugu Dambeeyay Ee Hiiraan Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa waxaa ay warsaxaafadeed kasoo saartay howlgal ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen dhulka buuraha Camal oo hoos yimaada deegaanka Halgan, oo qiyaastii ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Gaarsiisay Cadaado iyo Ceelbarde Hey’adda maareyta musiibooyinka dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta shinxnado gargaar waxaa ay gaarsiisay qeybo ka mid ah gobollada Galgaduud iyo Bakool, oo ay ka jirto abaar baahsan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiir Alcadaala iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Gaaray Galgaduud Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Alcadaala iyo xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo si diiran loogu soo dhoweeyay,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyey Shirka Looga Hadlay Amniga Guud Ee Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa guddoomiyey kulanka Tiirka Xorreynta iyo Sugidda Amniga, kaas oo loogaga arrinsanayey howlgallada ka dhanka ah Alshabaab iyo abaabullada ay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo ciidan iyo gadood shacab oo ka socda qaar kamid ah gobalada dalka Hawlgallada ay wadaan ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo iskaashanayo ee ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobollada Bay, Hiiraan iyo Galgaduud ayaa waxaa ciidanka huwanta ah ay kula…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda caalamka oo ka qaybgalaya Aaska Boqorad Elizabeth II Boqor Charles III, ayaa la filayaa qasriga Buckingham uu ku soo dhaweeyay boqolaal kamid ah madaxda caalamka kuwaa UK u tagaya ka qaybgalka aaska boqorad Elizabeth II. Maanta oo Isniin ah …
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab oo gubay guryo ku yaalla deegaan hoostaga degmada Maxaas Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaawaxaa ay shegayaan in Al-shabaab ay gubeen guryo ku yaalla deegaan hoostaga degmada Maxaas oo lagu magacaabo Ceel-jiiqoow, waxaa sidoo kale ay miino ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midawga Yurub oo shaaciyay in uu lacagaha ka jarayo dalka Hungary Midawga Yurub ayaa shaaciyay in uu lacagaha ka jarayo dalka Hungary, oo kamid ah dalalka xubinta ka ah midawga. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya xilli guddiga fulinta midawga Yurub ay…