2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo War Kasoo Saartay Dagaal Ka Socda Deegaan Hoostaga Buulo Burde Ciidanka dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka gobolka Hiiraan oo howlgallo ka wada deegaanno hoostaga degmada Buulo Burde ayaa weerar ku qaaday deegaanka Yadooman, halkaas oo uu ka dhacay dagaal xoogan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Howlgal Kula Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka bilaabeen deegaanno dhaca bariga Galgaduud, kuwaas oo hoos yimaada degmooyinka Dhuusamareeb iyo Curiceel,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Kasoo Barakacay Abaaraha oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Magaalada Cadaado Gobolka Galgaduud oo kamid ah gobollada ay sida daran u saameysay abaarta dalka ku dhufatay, ayaa waxaa ay sababtay in dadku ay kasoo barakaan deegaannada miyiga ah, iyaga oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay oo ay yeeshaan guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Soomaali heshiis ah oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Hay’adda WHO Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Ali Xaaji Aadan oo ay Wehilnaysay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dr. Maryama Mohamed Husse, ayaa maanta xarunta dhaxe ee Wasaaradda Caafimaadka ku qaabilay Wafdi ka socday Xafiiska…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Kalluumeyga oo Kulan La Qaadatay Xubno Ka Socday Howlgalka EUCAP Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaaradda Mudane Cali Ifiye Cali iyo wasiiru dowlaha wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Dhuusamareeb Ka Furay Shir Dib u Heshiineyd Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, ayaa maanta ka daah furay xarunta madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb shirweynaha dib u heshiisiin ah oo lagu dhammeynaayo khilaafaadka iyo gacan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka xoogga oo bandhigay xubin Al-shabaab ah oo Isku soo dhiibay Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed, ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey Cali Xuseen Cumar oo ka tirsanaa oo kasoo goostay Al-shabaab, kadibna isku soo dhiibay ciidanka dowalddda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee Kenya oo loo magacabay Ergayga Nabadda ee Congo iyo Itoobiya Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto ayaa u magacabaay madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta Ergayga Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Itoobiya. Uhuru ayaa horay qayb…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh: Wax kasta oo gooni iskutaagga taageerayo waan kasoo horjeednaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomalaiya Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan magaalada Washington kula hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas, ayaa waxaa uu ka hadlay arrimo dhowr ah…