3 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Bilyuuneer oo Go’aan Ku Gaaray in Hantida aaney Dhaxlin Caroortooda, Liis La Yaab Leh! Dunidan in aad Bilyuuneer noqoto waa wax adag, oo ay gaaraan uun dad fara ku tiris ah, waxay ku timaadaa shaqo adag, hawlkarnimo iyo nasiib, waxaana iska caadi ah in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Caalamka oo London ku qul-qulaya si ay uga qaybgalaan aaska Boqorad Elizabeth II. Boqor Charles III, ayaa la filayaa maanta uu qasriga Buckingham uu ku soo dhaweeyo boqolaal kamid ah madaxda caalamka kuwaa UK u tagaya ka qaybgalka aaska boqorad Elizabeth II. Maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlay Ka Hortagga Dambiyada oo Muqdisho Lagu Qabtay Shir looga hadlayay ka hortaga dambiyada ka dhanka ah deegaanka ayaa lagu qabtay xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka dowladda federalka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Xeer ilaaliyaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Mareykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga oo la wadaagay fursadaha maalgashi ee ka jira dalka, qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Dhallinyarada Oo Dib u Howlgelineysa Kooxdii Fanaaniinta Ee Danan Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud, ayaa kulan la qaatay kooxdii fannaaniinta Danan si ay uga tashadaan dib u hawl-gelinta kooxdan oo hoos imaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Kula Wareegay Deeggaanno Hoostaga Buulo Burde Ciidanka xoogga dalka oo kaashayana dadka deegaanka ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah, kuwaas oo hoos taga degamada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan, taas oo muddo dhowr iyo Toban…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh : Sannadka soo socda Shabaab dalka waa laga weyn doonaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka. Xasan Sheekh ayaa kala hadlay Soomaalida ku dhaqan magaalada Washington, dadaalada ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadgelinta Soomaaliya: Hiigsasho Soomaaliya cadaalad iyo amni ah Warsaxaafadeed September 17, 2022 Baydhabo, Soomaaliya Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya la gaaray, haddana xasiloonida Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax lagu dilay Nabaddoonno Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisnta Dowlada Federaalka, ayaa cambaareysay qarax miino ah oo lagu dilay habeennimadii xalay Nabaddoonno socdaal ku marayay inta u dhaxeysa degmooyinka Buula burde iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dadka deegaanka Maarsamage oo dib u howlgeliyay Ceelbiyood ay gubeen Al-Shabaab Dowlad goboleedka Galmudug iyo dadka deegaanka ayaa ku guuleystay in ay dib u hirgeliyaan Ceelbiyoodka deegaanka Maarsamage oo 18-km u jira degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, kaas oo ay dhowaan…