1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo u Ambabaxay Mareykanka, Waa Maxay Ujeedka Safarkiisa? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Shabeellaha Dhexe oo Hirshabeelle Kala Hadashay Kobcinta Wax Soo Saarka Kulan ay ku yeesheen magaalada Jowhar ee caasimadda maamul Goboleedka Hirshabelle iskaashatooyinka beeraleeyda gobalka Shabeellaha dhexe iyo wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabelle, ayay uga hadleen siddii loo kor dhin-lahaa wax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Safiirka Midowga Yurub Madaxweynaha dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann, iyagoo kawada hadlay arrimo dhowr ah oo ku qotoma…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil hor leh oo ku biiray Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo dhowaan gaaray deegaanno ka tirsan Galmudug ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka billaabeen Gobolka Galgaduud, iyaga oo booqday…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IOM oo Ka Wadahadlay Arrimaha Abaaraha Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay agaasimaha Bariga iyo geeska Afrika ee hay’adda socdaalka adduunka ee (IOM),…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo William Samoei Ruto? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud Ee QM Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Kiki Gbehu. Guddoomiyaha iyo ku…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saameynta Taabuuda ee Gabdhaha Isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya marka aad joogto Soomaaliya waa waxa ugu badan ee aad ku arkayso bulshada qaar ka mid ah, kuwaas oo camal ka dhigtay waayuhuna badeen in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xeer ilaalinta oo Maxkammadda u gudbisay dacwad ka dhan Kiis Maaliyadeed ka dhacay Premier Bank Xafiiska xeer ilaalinta guud ee qaranka, qaybtiisa danbiyada maaliyadda ayaa maxakmadda gobalka Banaadir u gudbiyay dacwad ka dhan ah bangiga Premier Bank. Xeer ilaalinta ayaa sheegtay in ay muddooyinkii la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 400 Arday oo u fariistay imtixaan loo gelayo Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation. Waxaa maanta loo fadhiistey Imtixaanka Qabuulka ee Deeqda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation, oo ah Deeq waxbarasho Jaamacadeed oo sanadle ah, oo loogu tartamo si daahfuran . Gudoomiyaha Hormuud Salaam…