1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Ka Sameeyay Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa howlgallo qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Shabeellaha hoose iyo Hiiraan, kuwaas oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab, Sakaakiisha howlgalka hoggaaninayso…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Nairobi Uga Qeyb Galaya Caleema-saarka Madaxweyne Ruto Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto ayaa gaaray magaalada Nairobi ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dib u Habeynta Istaraatiijiyadda Xogta Caafimaadka Dalka Oo Laga Shiray Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay waayadan waday dadaalo dib u habeyn ballaaran loogu samaynayo Istaraatiijiyad Xogta Caafimaadka ee dalka. Dadaalkan oo ay Wasaaraddu soo bilowday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda iyo Macawisleyda oo La Wareegay Deegaan Ka Tirsan Hiiraan Ciidanka dowladda federalka iyo kuwa Macawisleyda oo howlgallada ka wada gobolka Hiiraan ayaa maanta la wareegay deegaan hoostaga degmada Maxaas ee Koonfurta gobolka Hiiraan, waxaana deegaanka gaaraya mas’uuliyiin ka tirsan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka iyo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Ka Qaybgalka Gurmadka Abaaraha iyo Dagaalka Ka Dhanka ah Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay, kadib gabagabadii shirka wadatashiga Qaran, oo u dhaxeeyay madaxda dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha dalka,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shirka madasha wadatashiga qaranka oo war-muriyeed laga soo saaray Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, kaas oo muddo laba maalin ah uga socda madaxda madaxtooyada qaranka. Shirkaan oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Maraykanka, Akhriso ujeedka socdaalkiisa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda uu safar ugu ambabaxo dalka Maraykanka. Xasan Sheekh ayaa kulama la qaadan doona mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Maraykanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanka Fiidoow Ciidamada dowladda ayaa ururka alshabaab kala wareegay deegaanka Fiidoow oo hoostaga gobalka Hiiraan, halkaas oo mudda dheer ay kooxda ay ka talinaysay. Howlgallo ay ciidamada ka sameeyeen deegaanka Fiidoow iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-shabaab laga qabsaday deegaanno hoostaga maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed. Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ururka Al-shabaab lagala wareegay 21 deegaan, kadib howlgallo ciidamada dowladda iyo ciidamada macwisleyda ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed. Degaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Midowga Yurub oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo taageerada…