2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo walaac ka muujiyay xaaladda abaarta Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xaaladda abaaraha ee Soomaaliya, waxaana ay sheegtay in Aqalka Cad uu ka xun yahay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka Soomaaliyeed. Taliyaha amniga madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya Golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, kulanka ayaa waxaa warbixin ka jeedin doonna wakiiilka ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay James Swan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo deegaanadeeda ka mamnuucday in lagu qabto banaanbax Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucaday in ay ka dhacaan isku soo baxyo, inta lagu gudajiro arrimaha furista ururada siyaasadda. Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegtay in gebi ahaan uusan wax…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor iyo Wafdi Wasiirro ah oo Booqday Deegaanka Maarsamage Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban Wasiirro, Xildhibaanno iyo maamulka degmada Baxdo ayaa gaaray deegaanka Maarsamage ee ku yaalla bariga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guudka Ee Qaramada Midoobay oo Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Bini’aadannimada, Martin Griffiths, oo ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Sixiixay Degmooyinka Baxdo iyo Wisil Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa sixiixay sharciyanta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug, kadib markii golaha Baarlamaanka ansixiyeen. Madaxweynaha Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday askar dil gaysatay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno dil iyo xabsi ah ku xukuntay eedeysanayaal loo heystay in ay ka dambeeyeen dilka dad beeraleey ah. Guuleed Xamse Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Baraawe Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro gaystay ayaa maanta ka dhacay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Inta la xaqiijiyay in kabadan 2qof ayaa ku geeriyooday halka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab oo Guryo Ku Gubay Tuulooyinka Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in rag ka tirsan Al-shabaab ay guryo ku gubeen Tuulooyin hoos taga degmada Baxdo ee gobolka, kuwaas oo ay deganaayeen dad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Caruur Waxyeello Kasoo Gaartay Miino Kula Qaraxday Duleedka Degmada Baladweyne Wararka gana soo gaaro gobolka HIiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka degmada Baladweyne ay miino kula qaraxday carruun walaalo ah, kuwaas oo kasoo baxay dugsi Qur’aan, waxaana qaraxa ka…