U bood dhigaalka

Golaha ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

Sheeko:Amniga

Golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, kulanka ayaa waxaa warbixin ka jeedin doonna wakiiilka ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay James Swan.

Kulanka ayaa inta uu socda waxaa looga hadli doonna xaaladaha Soomaaliya ka jira oo ay kamid yihiin Abaarta, amniga iyo siyaasadda.

Fadhiga ayaa furmi doonna 5:00 pm, ee galabnimada maanta oo Arbaca ah, waxaana golaha ammaanka ay ka doodii doonaan xaaladda Soomaaliya.

Goobjoog News