2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Booqday Cadakibir, Isaga Baaq u Diray Shacabka Isabaabulay Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud, halkaas oo dadka deegaanku ay ka bilaabeen abaabul ka dhan ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Ganacsatada Soomaaliyeed? Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ee uu hoggaamiyo ayaa galabta kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka oo looga hadlayay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga oo Kulan la Qaatay Safiirka Midowga Yurub Wasiirka wasaaradda amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann, iyaga oo ka wada hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Federalka iyo Wasiirrada Heer Dowlad Goboleed oo Shir u Furmay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dadka oo ay ku wada hadlayaan wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada iyo wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaflada Daahfurka Mashruuca Tababarka Mootooyinka ee Shaqa Abuurka Hormuud Salaam Foundation. Waxaa Saakay lagu daah furay degaanka Km13 ee Degmada Kaxda, Mashruuca Tababarka Mootooyinka, oo aay ka qeyb qadanayaan 80 dhalinyaro. Mashruucaan oo aay maalgelineeyso Hormuud Salaam Foundation, ayaa qorshuhu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ugu Sareysa Kenya oo Go’aan Ka Gaartay Muranka Doorasha Madaxweynaha Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa maanta go’aan kasoo saartay doorashada madaxweynaha, taas oo muddooyinkaan uu ka taagnaa muran u dhaxeeyay hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah Raila Odinga iyo Madaxweynaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Hoos Yimaada Buulo-Burde Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay la wareegeen deegganno hoos taga demada Buulo Burde ee gobolkaas, kadib markii ciidanku ay howlgallo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda sare Kenya oo Maanta ku dhawaaqayso go’aanka natiijada doorashada Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in maxkamadda sare ee dalka Kenya ay shaaciso natiijada kama dambeysta ah ee doorashada madaxweyneha Kenya. Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dadka Deegaanka Oo Abaabul Ka Dhan ah Al-shabaab Ka Bilaabay Gobolka Galgaduud Wararka naga soo gaaraya deegaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dadka deegaanka ay bilaabeen in ay is abaabulaan, iyaga oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo howlgallo ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose Wararka naga soo gaarayo inta u dhaxeysa deegaannada Cali Mahdi iyo Basra, ayaa sheegay in saaka ay ciidamada dowladda weerar ay ku qaadeen farriisimo ay ururka alshabaab ku lahaayeen deegaannadaas.…