1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Macawisley oo ka Warbixisay Dagaallada Hiiraan, Baaq na u Diray Dawladda Ciidanka deegaanka Macawislayda ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dagaallo maanta Al-shabaab ay kula galeen deegaanno hoostaga Jalalaqsi, iyaga oo sheegay in weerar ku qaadeen goobo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Degmada Eyl Kulan Kula Qaatay Golaha Deegaanka iyo Guddoonka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay golaha deegaanka degmada Eyl ayaa tilmaamay rajada dadka deegaanku ay ku qabaan golahan ay ku soo doorteen codkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Africa oo Ergay Cusub u Soo Magacaabay Soomaaliya Ururka Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo magacaabay ergay cusub, isaga oo bedelaya danjirihii hore , kaas oo laga eryay dalka, Mohamed Al-Amine Souef oo u dhashay dalka Comoros, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Fiqi iyo Guddiga Madaxa Bannaan Ee Xuduudaha iyo Federalka oo Kulmay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka (GMXF), waxaana ay kawada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Dawladdu waa in ay muujisaa dareen xaalad degdeg ah, lana timaado abaabul heer qaran Ergayda gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa dawladda ugu baaqay inay la timaado abaabul heer qaran, kaas oo Alshabaab la iskaga celiyo, sida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe oo Amray in Al-shabaab Laga Saaro Deegaannada Maamulka Hirshabeelle Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo guddoomiyey shirka amniga dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa si weyn loogu gorfeeyay amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle, xogaha dhaqdhaqaaqyada Al-shabaab iyo howlgalada socda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya oo loo doortay xubannimada guddiga fulinta xoghayayaasha Baarlamaanka Afrika Xoghayaha guud ee golaha shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux, ayaa loo doortay xubin kamid ah guddiga fulinta xoghayayaasha baarlamaanka Afrika. War ka soo baxay golaha shacabka ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad ku dhintay weerar lagu qaaday magaalo ku taalla Congo Ugu yaraan 33 qof ayaa dhimatay kadib markii weerar ay kooxa hubaysan ku qaadeen magaallo ku taalla bariga dalka Congo. Dilka dadkaan ayaa la sheegay in ay ka dambeeyaan koox…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddomiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaalida Koonfur Afrika Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur, ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koonfur Afrika. Kulanka ayaa intii uu socday looga hadlay sidii jaaliyadda iyo dowladda ay uga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehalada dad alshabaab ay ku dileen gobalka Hiiraan. Axmed Madoobe ayaa ugu horeyn murugada la qayb saday…