2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Jabhadda TPLF oo Ka Hadashay Dagaalka Itoobiya, Xilli ay Fariin u Dirtay Soomaalida Dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowladda federalka Itoobiya iyo xoogagga Jabhadda Tigray ayaa galay maalintii Todobaad, TPLF waxay qabsatay magaalada Qobbo oo ay ka baxeen ciidamada Itoobiya kaddib markii dhulka buuraleyda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dharbaaxo William Rutu Kaga Timid Maxkamadda Sare,Xilli uu Diyaarinayo Dacwad Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee, William Ruto, kadib markii dacwadda ay dhageysteen ilaa 7 Garsoore, waxaana horey dacwad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iska horimaad sababay dhimasho oo ka dhacay Baqdaad Iska hor imaadyo u dhaxeeya taagerayaasha wadaadka shiicada ah ee Muqtada Al-Sadr iyo ciidmada Ammaanka dalka Ciraaq ayaa sababay dhimashada in kabadan 20 qof iyo dhawaca boqolaal dad ah. Iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga oo $13 milyan ugu deeqay Soomaaliya Xarunta gargaarka bini’aadanimada ee boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin-Abdulaziz, ayaa bilaawday wejiga labaad ee gargaarka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameysay abaarta ka jirta gudaha Soomaaliya. Sacuudiga ayaa shaaciyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasadda Yaaqshid oo Muqdisho lagu dilay Allaah u naxariistee waxaa xalay gudaha magaalada lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii siyaasadda maamulka degmada Yaaqshid Macallin Xuseen (filla-wayne). Dilka guddoomiyaha ayaa yimid kadib markii qarax loogu xiray gaari uu watay…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Degmooyinka Baxdo iyo Wisil Golaha baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug oo ku shiray magalaada Dhuusamareeb kulankoodii caadiga ahaa, ayaa waxaana shir gudoominaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nuur Gacal oo ay wehliso gudoomiyaha ku xigeenka labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo La Kulmay Taliyaha Cusub Ee Africom Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Muqdisho kula kulmay Taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka AFRICOM ee Soomaaliya iyo saraakiil kale. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Ingiriiska oo Soomaaliya Ka Taageereysa Dib u Habeynta Maaliyadda Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire K. Foster. Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaaradda UK ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka TPLF iyo Dowladda Itoobiya Waxaa markale dib u qarxay dagaalka Woqooyiga dalka Itoobiya, kaas oo dhaxeeya ciidanka Itoobiya iyo jabhadda Tigray, waxaana uu dib uga qarxay magaalada Kobo oo ka tirsan gobolka Amxaarada, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobalka Jubbada Hoose Wararka naga soo gaarayo deegaanka Taabta oo hoostaga gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in dagaal khasaaro gaystay uu ciidamada ATMIS iyo ururka alshabaab ku dhex maray deegaanka. Dagaalka ayaa yimid…