1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo la soo gaarsiiyay 1.6 milyan oo talaalka Corona Ah Dowladda Soomaaliya ayaa guddoonta 1,645,600 xabo oo talaalka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay siiyeen dowladaha Sweden iyo Jamhuuriyadda Czech. War saxaafadeed ka soo baxay UNICEF, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Isimada Puntland kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulama la qaatay qaar kamid ah waxgaradka iyo hoggaanka dhaqanka maamulka Puntland. Xasan Sheekh ayaa madaxtooyada Puntland ee Garowe, ku qaabilay Isimada iyo dhaqanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab sababay dhimashada ku dhawaad kun qof oo ka da’ay Pakistan Inta la xaqiijiyay 1,000 qof ka badan ayaa ku geeriyootay halka tiro intaas ka badan ay ku barakaceen roobab daadad wata oo ku dhuftay gobalka Sindh ee dalka Pakistan. Roobabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Gaalkacyo Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, ayaa sheegaya in xalay gudaha magaalada lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka deegaanka. Wiilka la dilay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Caalamaiga ah Ee TICAD8 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia, ayaa tilmaamay muhiimadda ay taagerada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Iyo Wafdi Ka Socda Bangiga adduunka oo Kulmay Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson iyo xubno kale oo la socday, Wasiirka Maaliyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxadweyne Xasan Shiikh oo Kormeeray Xarumo Dowladeed oo Ku Yaalla Garoowe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa warbixinno ka dhageystay Hay’adaha iyo Wakaaladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Wasiirka Ganacsiga iyo Mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga oo Muqdisho Ku Kulmay Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wax-soo-saarka dalka si Soomaaliya ay dheeli-tir ganacsi u la yeelato dalalka ay wax ka soo dhoofsato.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Ku Dagaalamaya Galgaduud Ciidanka xoogga dalka qeybta 21-aad ayaa maanta kala dhex galay laba maleeshiyo beeleed oo labadii maalin ee lasoo dhaafay, ku dagaalamayay Galgaduud, kaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Libya Inta la xaqiijiyay labaatan iyo saddex qof ayaa ku geeriyootay halka tiro kalena ay ku dhaawacantay kadib markii uu dagaal ka dhex qarxay dhinacyada isku haya siyaasadda dalka Liibiya. Dagaalka…