1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Hiiraan Ciidamada xoogga dalka qeybta todob iyo labaatanaad oo muddooyinkii dambe howlgallo ka waday gobolka Hiiraan ayaa maanta Al-shabaab kula dagaalamay deegaan lagu magacaabo Hees oo hoos taga degmada Matabaan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoon Diyaaradeed oo Laga Dhagaxdhigay Matabaan iyo Cali Guudlaawe oo Baaq Diray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha garoonkaan uu muhiim u…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisulwasaare Xamse”Soomaali Go’aanbey Gaartay, Waxay Ka Socotaa Heeryadooda” Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya Xamse cabdi Barre ayaa sheegay in dalka ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ayna sii socon doonaan, isaga oo xusay in xilligaan dowlad goboleedyada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Rooboow oo Ku Baaqay in Amniga Loo Midoobo Wasiirka Owqaafka iyo arrimaha Diinta xukuumadda federalka Soomaaliya Shiikh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo kulan la qaatay qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday hotelka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Fariin Culus u Diray Laamaha Amniga+Sawirro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadday hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Baladweyne Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi ka kooban xubno kale duwan ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wafdiga ayaa qeyb ka ahaa …
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaarradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Khasaaraha Weerarkii Hotelka Xayaat Wasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumadda federalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka warbixiyay khasaaraha guud ee dhaawac iyo dhimasho ee ka dhacay weerarkii lagu qaaday hotelka Xayaat,kaas oo socday ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Lagu Soo Dhoweeyay Degmada Matabaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ka koobnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Hay’adda FCA Soomaaliya asiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mududane. Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Wakiilka Hay’adda FCA{ Financial Conduct Authority} Soomaaliya Mr. Ikali karvinen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wakiilada Jubbaland oo mudda kordhin u sameeyay Xukuumadda iyo Baarlamaanka Golaha wakiilada baarlamaanka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Kismaayo. Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 58 xildhibaan ayaa ajendahiisu uu ahaa sidii wax ka…