1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Maamulka Hirshabeelle oo Ku Biiray Howlgallada Hiiraan, Deeqna Gaarsiiyay Maxaas Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta hogaaminayay howlgallada kasocda gobolka Hiiraan, kaas oo ciidanku ay kawadaan deegaanno hos…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Qof Shacab ah Ku Dilay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka dowladda federalka uu wiil dhallinyaro ah uu ku dilay gudaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mid Kamid ah Ergadii Dooratay Baarlamaanka 11-aad oo Muqdisho Lagu Dilay Waxaa warar dheeraad ah laga helaya dil kooxo hubeysan magaalada Muqdisho ay ugu geysteen nin la sheegay inuu kamid ahaa ergadii dooratay xildhibannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federaka Soomaaliya. Marxuumka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abwaan Hadraawi oo Maanta Hargeysa Lagu Aasi Doono Allah unaxariistee Abwaankii Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa waxaa maanta lagu wadaa in lagu aaso magaalada Hargeysa ee Somaliland, halkaas oo uu marxuuku ku geeriyooday maalinimadii Shalay. Madaxda ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Beenisay in Madaxda Ka Socota Soomaaliya Ka Qeybgalayso Aaska Hadraawi Wasiirka Arimaha Gudaha Somalilad Maxamed Kaahin Axmed, oo ah gudoomiyaha guddida Qaban-qaabada Aaska Qaranka ee loo samaynayo Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), oo maanta ku geeryooday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Labada Aqal oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Abwaan Hadraawi Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa umadda Soomaaliyeed uga tassiyeeyay geerida ku timid Allah unaxariistee Abwaan MaxamedIbraahim Warsame…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Xasan iyo Wafdiga Hey’adda Cuntada Adduunka? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David Beasley. Madaxweynaha ayaa la wadaagay David…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Abwaan Hadraawi, Kuna Tilmaamay Haldoor Bulsho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Abwaan Maxamed Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Abwaan Hadraawi Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargeysa.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ingiriiska oo £2.3 Milion oo Pound Ugu Deeqday Ciidanka Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo Pound inay ku deeqeyso Sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), taas oo loogu tala galay in lagu caawiyo Ciidanka ammaanka dalka.…